Dowlada India oo burburisay Masaajid caan ah iyo caro ka dhalatay (Sawirro)

Dowlada India ayaa burburisay Masaajidka Bilaal Haryana ee ku yillay xaafadda Aravalli ee magaalada Faridabad, waxaana talaabadaas ka dhashay caro xoogan. Wasaaradda arrimaha dibadda Pakistan ayaa burburka Masaajidka Bilaal” loo geystay waxay ku tilmaantay xadgudub loo geystay xuquuqda aadanaha dadka laga tirada badan yahay gaar ahaan muslimiinta. Aafhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Pakistan Asim Iftikhar Ahmed … Continue reading Dowlada India oo burburisay Masaajid caan ah iyo caro ka dhalatay (Sawirro)